Maalmo

Ka Wikipedia

Maalmo waa Website aad u caana oo qofwaliba ama fanaan walbo heesihiisa dhigan karo ama kaga qaybgali karo waxaa la aasaasy 2008dii waxa sameeyay sadex nin waxa ay ku aasaaseen magaalda Linz Austria ee kamid ah Midowga Yurub waxa loo adeegsadaa isticmaalka Maalmo teknoolijiga Adobe Flash waxa wabsaytkan laga Dhageesan karo wararka heesaha iyo waxyaabo kale oo aad ubadan.

taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa aasaaska Maalmo iska lahaa sadexda nin ee kala ah Lamaane ahmed, Ahmed toldo, iyo Abwan Cumar. Maalmo waxaa la'aas aasay sanadku markuu ahaa 2008. Sababaha loo aasay-aasay ayaa ahaa kor uqaadida Hiddaha iyo dhaqanka. Hool wadeenada Maalmo waxa ay ka hool galaa websetyo dhowr ah oo door wacan ka dheelo xaga hiddaha iyo dhaqanka haddii ay ahaan lahayeen xaga fanka iyo xaga bulshadaba ,