Madfac

Ka Wikipedia
Madfac

madfac waa gumaca hoobiyaha, waa hubka ugu koowaad, oo dad badan oo soomaali ah, nafta ka qaaday, kan labaad neh waa qorayga AK_47. Madfaca Maalin kasto oo cid Gurigeeda ku soo dhacaa. marka oo qarxaayo neh, halmar oo dad badan nafta kawada qaadaa.!!