Jump to content

Mamnuucid Hubka Yemen 2022

Ka Wikipedia

Mamnuucid Hubka Yemen 2022

Mamnuucida hubka ku wajahan dalka yemen ee ka jira qaarada Asia sababo la xidhiidha rabshadaha iyo dagaalka yemen, hubka iibinta ayaa mamnuuc ka ah dalka dagaal awgeed.