Manuel Turizo

Ka Wikipedia
Manuel Turizo
Turizo in 2020
Macluumaadka asalka
Magaca dhalashadaManuel Turizo Zapata
Dhashay (2000-04-12) 12 Abriil 2000 ( 23jir)
Montería, Colombia
Nooca fankaReggaeton
shaqadaFanaan
Sanadaha Shaqada2016–ilaa hadda
CalaamadahaLa Industria Inc.

Manuel Turizo Zapata , oo loo yaqaan Manuel Turizo loona soo gaabiyo MTZ , waa fanaan reer Kolombian ah. Wuxuu ku dhashay kuna koray Montería , wuxuu sameynta muusikada ku bilaabay da'da saddex iyo toban. Wuxuu ku caan baxay hastiisii "Una Lady Como Tú" (2016). Wuxuu soo saaray albumkiisii ​​ugu horeeyay ADN Agoosto 23, 2019. Muusikada Turizo waxay ka kooban tahay muusikada pop'ka, trap, iyo vallenato.