Jump to content

Maqaaxi

Ka Wikipedia

Maqaaxi (Af Ingiriis : restaurant; (Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Makhaayad, waa meherad u adeegta bulshada taasi oo diyaarisa, samaysa isla markaana iibisa cuntada bisil ee diyaarka u ah cunitaanka.[1] Si la mid ah meheradaha kale ee ganacsi makhaayadu waxay cuntada ka iibisaa dadka kuwaasi oo lacag ku bedesha raashin diyaar ah.

Makhaayadu waa meherad ganacsi taasi oo iibisa (gada) cunto diyaar ah.[2]}} [3]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. Template:Harvcoltxt
  2. Template:Harvcoltxt
  3. Metzner, Paul. Crescendo of the Virtuoso: Spectacle, Skill, and Self-Promotion in Paris during the Age of Revolution. Berkeley: University of California Press, c1998 1998. http://ark.cdlib.org/ark:/13030/ft438nb2b6/