Mareexan rer axmed

Ka Wikipedia

Re axmed wa laf ka tirsan besha sade ama marexan sad u taqanan waxayna dagan gobolka gedo gar ahan deganka b/xawo. geedwayne,shatilow,doolow iyo luq iyo ceelwaq waxa lagu tiriya inay yihiin lafaha misanka culus ku leh besha sade wana bel hada hormar badan ka samaysay xaga diinta iyo dhaqalahaba prominet rer ahmed. xiliban xasan abdi xirey jamaal xasan sarey-taliyaha cidamada gobalka gedo. yussuf dumaal-taliyihi cidanka qaranka somaliyed waxay daris layihiin beelaha celidheere, howraarsame iyo Fiqi-Yacquub rer axmed waxay kamidyihiin belaha ogu dagalka badan ee besha sade.marki laga hadlo difaca gobolka gedo,markan soo qadano dagalki lagu soo weraray besha sade ee gobolka gedo,1991 dagalki dirta iyo digil iyo miriflaha,aykusoqadeen magalada luuq,waxay ahayeen kuwi ogu badnaa ee magalada difacday,sidookale dagalki caydid waxay ahayeen,beshili oogu cad cada ee kaqatay qayb libax,