Mark Rutte

Ka Wikipedia
Mark Rutte

Mark Rutte waxa uu dhashay 14 Febraayo 1967 waa raysal wasaaraha wadanka Holland. waxa uu madax u yahay xisbiga shacabka iyo xoriyada ee Xisbiga shacabka iyo xoriyada Holalnd (VVD) sanadihii 2003-2004 waxa uu ahaa wasiirka waxbarashada 2006 waxa uu noqday hogaamiyaha xubnaha xisbigiisa ugu jira barlamnka laga bilaabo 2010 waa raysalwasaaraha wadanka Holland