Massa

Ka Wikipedia

Massa ama mass waa maaddada buuxisa booska, taas oo ah fikradda aasaasiga ah ee fiisigiska. Mass waa fikradda dhexe ee makaanikada qadiimiga ah iyo maadooyinka la xiriira. Baaxadda shaygu waa joogto oo ma saamayso jiidista cufisjiidka.

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Massa sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.