Jump to content

Maxad case

Ka Wikipedia

HORDHAC ________

Beelaha Maxad Case ama Maxamed Case waa mid kamid ah Beelaha ugu Badan Qabiilada Soomalida.

Beelaha Maxad Case ( Gadabuursi- Dir ) waxay kala dagaan wadamada 1. Somaliland 💚 2. Jabuuti 💙 3. Itoobiya ❤️

Beesha Maxad Case waa beel taariikh fac-wayn leh oo asal ahaan kasoo jeeda magaalo xeebeedka xadaarada, Boqortooyada iyo Ganacsiga ee Saylac.

Sidookale Beelaha Maxamed Case waxay xoog u dagaan Deegaanada : Saylac , Gabiley, Boorama , Lughaya , Baki , Hargaysa , Jabuuti , Ceel-sheekh, Wajaale iyo dhamaan inta u dhaxaysa Saylac - Boorama - Faafan - Wajaale - Hargaysa ilaa Bulaxaar.


BEELAHAA Maxamed Case

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

_____________________

Beelaha Maxamed Case waxay ka kooban yihiin.

• •

  • Bahabar Aadan
  • Beel-waynta
  • BAHABAR AADAN
  • Bahabar Aadan
  • Maxamed Case
  • Makadoor
  • S'amroon  (Gadabuursi)
  • SOMALI

DIIN          

  • Muslim 100% — Dad Muslim ah
  • DEEGAAN:
  • Somaliland -

DDS-Itoobiya

  • Diinta:  Muslim 100%
  • Goobta  
  • Somaliland - Soomaali Galbeed  –
  • Jabuuti
  • Soomaali, Carabi, Oromo, Ingiriis & Amxaari .
  • BAHABAR AADAN
  • Bahabar Aadan
  • Aadan
  • Maxamed Case
  • Makadoor
  • Samaroon
  • Sh. Maxamuud

(Gadabuursi)

  • Beelaha Bahabar Aadan
  • Dhalasho ahaan waxa la dhashay

Labo Gabdhood iyo (3) Wiil (Beelood ) oo ilma Maxamed Case ah kuwaasoo kala ah:

  • Bahabar Aadan           
  • Aadan            

 

  • Maxamed Case
  • BahabarCeli)
  • Xuseen            
  • Maxamed Case
  • Habar Muuse     
  • Muuse             
  • Maxamed case
  • BahabarAbokor     
  • Aboko            
  • Maxamed Case
  • BEELAHA Bahar Aadan

Beelaha Bahabar Aadan waa (10) oo kala ah (7) Beelood iyo (3) Haween ah kuwaasoo kala ah:

  • 1.Ba’yabare
  • 2.Reer Cawl
  • 3.Reer Xuseen
  • 4.Reer Raagsaale
  • 5.Bahabar Cabdule             

DEEGAANADA Beesha Bahabar Aadan

Beelaha Bahabar Aadan waxay degaan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • 1.wadamada Geeska Africa
  • 2.Somaliland (Somalia)
  • 3. Itoobiya (Ethiopia)
  • 4. Jabuuti (Djibouti)
  • 1.SOMALILAND
  • A. (Maroodijeex)
  • A1. Hargaysa
  • A2. Gabiley
  • A2. Wajaale
  • A3. Xuushalay
  • A4. Kalabaydh
  • A5. Balayga Cas
  • A6. Isha-Gudban
  • A7. Laaca
  • A8. ILmadado
  • A9. Boocda
  • A10. Galoolay
  • A11. Buss
  • A12. Mashruuca (Banka-Wajaale)
  • A13. Ceel-Bardaal
  • A14. Buqdhada
  • A15. Seemaal
  • A16 Kaxda
  • A17 cadadhadheeray.
  • A18 Balayga Cas
  • B.   (AWDAL)
  • B1. Boorama
  • B2. Saylac
  • B3. Ceel-sheekh
  • B4. Lughaya
  • B5. Baki
  • B6.Ruqi
  • B7. Lowyacado
  • B8. Qabri-Baxar
  • B9. Tuurka
  • B10. CaliXaydh
  • B11. CAMUUD
  • B12. Daraymacaane
  • C. (SAAXIL)
  • A1. Bulaxaar
  • 2. Itoobiya
  • C. Kilinka Shanaad
  • C. Jigjiga
  • C1. Awbare
  • C2 . Wajaale
  • C3. Gobyaray
  • C4. Lafaciise
  • C5. Sheed-dheer
  • C6. Mulacle
  • C7. C8
  • 3. JABUUTI (Djibouti)
  • A. (Jabuuti)
  • A. Jabuuti
  • A2. Lowyacado
  • A3 Xaafada lixaad
  • A4 Xaafada Todobaad.
  • A5 Cali-sabiix

DEEGAAN JUQURAAFI

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.

SIYAASADA XUKUNKA DAWLADAHA

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beesha Bahabar Aadan Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada oo majaraha u haya ama ka saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.
  • Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.

DADKA CAANKA AH

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beesha Bahabar Aadan .
  • 1.AHN Axmed Rooble Dhimbiil (Casoowe)
  • Gudoomiye Ku-xigeen Baarlamaanka Soomaaliya
  • 2.AHN Axmed Xasan Caafi

Wasiirkii Wasaaraddaha Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Wasaaradda Qorsheynta Somaliland

  • 3.Prof. Cumar Cali Cabdillahi (Cumar Dheere)

Wasiirkii Wasaaraddaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Wasaaradda Qorsheynta Somaliland

  • 4. AHN Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Rashiid Sumal)

Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaha Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Wasaaradda Ganacsiga Somaliland

  • 5. AHN Xaashi Cabdulaahi Orrax (Xaashi Afwayne)

Abwaan, Siyaasi, Halgamaagii xoriyada Jabuuti iyo La-taliyaha

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

  • 6.Dr. Cabdullaahi Xasan Jaamac (Cabdilaahi Ruush)

Wariye BBC, Gudoomiyihii Gudidda Qorista Dastuurka Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku-xigeenkii Jaamacadda Hargaysa.

  • 7. Dr. Abdirahman Jama Hadi

Aas-aasaha Jaamacadda Adal & cusbitaalka Adal Medical Hospital ahna Madaxwaynaha Jaamacadda Adal Medical University

  • 8.Korneel Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)

✓ Xildhibaan Golaha Wakiilada Somaliland

  • 9.AHN Aamina Cabdillaahi Xirsi

Fanaanad hobaladii Waaberi

  • 10.Abokor Xasan Caafi

Saxafi Ruug Cadaa ah

  • 11. Korneel Sh. Cismaan Axmed Jimcaale

Hogaamiye, Halgamaa, Sarkaal iyo Smafale

  • 12.Faadumo

Xildhibaan Golaha Deegaanka Jabuuti

  • 13. Maxamed Xuseen Hadi

✓ Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya

  • 14. Cabdillaahi Xuseen Nuur (Abdalla Boss)

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Dawladda Federaalka Soomaaliya.

  • 15.Ganacsade Xasan Daahir

Ganacsadaha Soomaaliya oo dhan keena Bajaajta

  • 16. Suldaan Muuse Axmed

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ethiopia

  • 17. Suldaan Xuseen Nuur Xirsi

Suldaanka Beelaha Gadabuursi ee Soomaaliya Koonfurta

  • 18. Xidigta Jarmalka Niciima C Cabdilahi

TikToker Gabadha Soomaalida ugu Caansan TikTok iyo Social Media kuna caan ah Asturnaan dumar iyo Waddaniyad jacayl.

  • 19. Korneel AHN Mustafe Xasan Caafi

Sarkaal Ciidankii Soomaaliya markii Dambana Somaliland ugu dambayna ahaa Caaqil.

  • 20. Abdishakur Mohamed Hassan (Gande)

Xoghayaha Fulinta Gabiley [Somaliland 1]

  • 21. Axmed Cismaan Higirje

Xoghayihii hore fulinta Gobalka Gabiley

  • 22.   Cumar Cabdi Xasan (Cumar Cagoole

Xoghayihii Hore Dawladda Hoose Degmada Gabiley