Maxamed Cawaale

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Maxamed Cawaale Liibaan)
Mohammed Awale Liban
Magaca SaxdaMaxamed cawaale liibaan
Ku dhashay1919
Gaalkacyo, Somaliya
Dhimasho2001
toronto ,kanada
DhalshoSomali
ShaqadaSameyaha calanka somaliya

Maxamed cawaale Waxa uu ku dhashay galkacyo xiligii gumaystaha wuxuu ahaa ninkii alifeyCalanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Marxuumka Maxamed Cawaale Waxa uu kamid ahaa ragii usoo halgamay soomaaliya, waxa uuna ku jiray ururka shaqada iyo shaqaalaha waa markii Gumeestuhu nagu yirri maanta ka bilaawata keensada calan niigula aqoonsado, oo Caalamka niigu gartaan. Marxuumka alaha unaxariiste wax fikrad ah qof kalama Uu tashan. Malintii dambe markii shirka leeskugu yimid ayuu ku dhawaaqay aniga calankaan Bluuga ah oo xidigta cad dhexda uuga dhagan tahay ayaan LA imid. Maxamed Cawaale Waxa Uu raaciyay Micnaha uukala jeedo xidigta iyo sida Uu uga fikiray qaabkan quruxda badan. Isla markiiba waxa go'an lagu gaaray inla taago calanka. Waxyna ahay xiliguu calanka sameeyay sanadka 1954 Maxamad cawaale waxa uu ku dhintay magaalada Toronto ee dalka kanada sanadka 2001

xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]