Maxamed cismaan

Ka Wikipedia
Maxamed cismaan waa mid kamida beelaha cismaan yoonis ee muse abokor habar jeclo waxayna walalo yihiin bare cismaan(reer bare)[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maxamed Cismaan waa mid kamida beelaha Reeryoonis ee muse abokor habar jeclo waxayna dhalasho wadaag yihiim Maxamed cismaan waa reer kamida reer ugu taarikhda, tirada ido degaanda wayn beela habarjeclo . Waxa ka dhashay Sheekha ugu tariikhada wayn gayga somalidu tegto Soona gaadhsiyay Diinta gobolada Waqooyi  SH. ALI Warsame Xasan. waan Sheekhi ugu horeeyay ee Jamacad Al Madina taxa kuso bartay 1757 kii. Abaandule Kitte fiqi, IYO  BULXAN I.W.M Cismaan yoonis waxay dagaan TOGHEER SOOL, SANAAG, SARAAR IYO HARAGYSA. Maxamed Cisamaan yoonis waa reer kaliye Habarjeclo ama Habar xabuusha Golaa deeganka ee Casimad Hargaysa kalsoo baxaa Xildhibaano.


Deeganda Maxamed Cismaan yoonis

Maxamed cismaan Aad bay u degaano badan yahiin

  • Faqaa yuub '( Cilim baale iyo Cali Maxamed)
  • Caynaba ( CILMI BAALE , CALI MAXAMED, MUUSE BAALE CAAFI BAALE IYO SAMTAR BAALE)
  • CEELDHAAB( MUUSE BAALE)
  • MASHRUUCA ( CLIMI BAALE IYO MUUSE BAALE)
  • WARIDAD (CAAFI BAALE)
  • HABARI HESHAY (CALI MAXAME IYO CAAFI BAALE)
  • DHUDHUBKA ( CALI MAXAME D CILMI BAALE IYO MUUSE BAALE)
  • CEEL-LAHELAY ( CALI MAXAMED)
  • TUKUB ( CILIMI BAALE)
  • CEELALAL C(CALI MXAME DIYI CAAFI BAALE)
  • BALI CILMI (CILMI BAALE IYO MUUSE BALE
  • BALI CALI ( CALI MAXAMED)
  • Laas Muuse ( MUUSE BAALE)