Maxamuud Dhabaneey

Ka Wikipedia

Maxamuud dhabaneey waa Nabadoon u dhashay beesha saruur gaar ahaan cumar ibraahim gaar ahaan halane cumar waxuu ku dhashay degmada xarardheere waxuu aduunka uga tagay 7 wiil iyo 8 gabar waxyaabaha lagu ammaani jiray waxaa ka mid ahaa inuu ahaa nin nabada jecel ka shaqeen jiray arimaha xalinta qilfaadka beelha soomaliyeed gaar ahaan beesha uu ka dhashay ee saruur