U bood nuxurka

Maxamuud harti

Ka Wikipedia

Maxamud harti waa Beelweynta Harti Waqooyi ee Waqooyibari, taaso degaanka ku ah qaybo badan oo ka mid gobolada dalka sida sanaag bari iyo bay bakool sh/hoose jubbada dhexe iyo jubadda hoose.

Maxamuud harti sida taariikhyahanku sheegeen waa shan iyo adeerkood : Maxamed axmed maxamuud harti (warlabe). Cumar ibrahin garaad xassan xammargalle (cumar). Cismaan ibraahin garaad xassan xammargalle (cawarmle). Cabdiraxman garaad xassan xammargalle (ugaaslabe/ogayslabe). Yusuf garaad xassan xammargalle (dubays). Iyo adeerkood oo hinjiye maxamuud harti ah .