Jump to content

Meena Kumari

Ka Wikipedia
Meena Kumari
Ku dhashayMahjabeen Bano
(1933-08-01)1 Agoosto 1933
Bombay
Dhimasho31 March 1972(1972-03-31) (Da’weyn 38)
Bombay, Maharashtra, Hindiya
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada1939–1972
XaasaskaKamal Amrohi (1952–1964)
Saxiixa
Meena Kumari
Nooca fanka
Sanadaha Shaqada1941, 1946–1948, 1959–1972
Falalka la xiriira
Meena Kumari
QalinkaNaaz

Meena Kumari[1] (dhashay Mahjabeen Bano; 1 Agoosto 1933[2] – 31 Maarso 1972) waxay ahayd atariisho iyo gabayaa Hindi ah, taasoo ka shaqayn jirtay filimada Hindiga oo caan ku ah sido kale magaca "Boqorada Masiibada",[3][4] waxay firfircoonayd intii u dhaxaysay 1939 ilaa 1972.[5][6] Kumari waxay dadka dhaleeceeya ku tilmaameen inay tahay atariishada shaleemada Hindiga oo aan taariikh ahaan la barbar dhigi karin.[7] In ka badan 33 sano, waxay jishay ilaa 92 filim sida Sahib Bibi Aur Ghulam, Pakeezah, Mere Apne, Aarti, Baiju Bawra, Parineeta, Dil Apna Aur Preet Parai, Foot Path, Dil Ek Mandir iyo Kaajal.

  1. "Homage — Meena Kumari". Journal of Indian Cinema (in Ingiriis Biritish). 31 July 2020. Archived from the original on 28 Bisha Tobnaad 2020. Retrieved 26 October 2020. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. Adrian Room (26 July 2010). "Meena Kumari". Dictionary of Pseudonyms: 13,000 Assumed Names and Their Origins. McFarland. p. 269. ISBN 978-0-7864-4373-4. Archived from the original on 12 October 2020. Retrieved 22 April 2012.
  3. "Meena Kumari birth anniverary: She is inspiration for all!". Free Press Journal. Archived from the original on 3 October 2018. Retrieved 3 October 2018.
  4. "Meena Kumari – Interview (1952)". Cineplot.com. 19 July 2017. Archived from the original on 16 July 2018. Retrieved 29 July 2017.
  5. Mohamed, Khalid (25 March 2016). "Remembering the Tragedy Queen Meena Kumari". Khaleej Times. Archived from the original on 18 October 2019. Retrieved 12 October 2020.
  6. "Meena Kumari – "The Tragedy Queen of Indian Cinema"". Rolling Frames Film Society. Archived from the original on 4 August 2018. Retrieved 12 October 2020.
  7. Mehta 2016.