Michel Micombero
Appearance
Michel Micombero (1940-1983) waxa uu ahaa kaligii-taliyihii Burundiiyo taliyihii xasuuqa ka dib markii uu afgambi ku qabsaday boqorkii Ntare V, isaga oo ku dhawaaqay jamhuuriyadda 1966-kii, 1972-kii waxa Burundi ka dhacay xasuuq loo geystay qowmiyadda Hutu, waxaana xukunka ka tuuray Jean-Baptiste Bagaza oo uu musaafuris u aaday Soomaaliya ka dib markii uu martiqaad ka helay Siyaad Barre. Micombero waxa uu u dhintay wadne xanuun isaga oo da'diisu hore tahay 43 jir.