Miiroon

Ka Wikipedia

MIIROON"" wa tuulo ku tala gobolka MUDUG waxa ayna dhinaca waqoyi 40km uga begantahay dagmada xaradheere, miiroon wa tulo qani ku ah beeraha iyo xolaha la dhaqdo, sida:ariga,lo'da,geela.

Sido kale tulada miiroon waxa buxa ugaarta qeybaheda kala duwan, ow horka cayo boqorka kenta,libaaxa. Dhinaca jawiga ma ahan tulada miiroon mid ad ukulul ama leh qabow said ah, waxana jawiga miiroon lagu matali kara kan muqdisho, o ad ay iskaga shabahan jawiga. magalada waxa ay ledahay dugsi hose /dhex bis malahan wax dugsi sare ah. 

lkn dadka miroon waxa ay, si, ad' ubartan qur"nka kariimka waxana la dhihi kara dadka miroon ku nol laga ma helayo qof an xifdisaneen qu'aanka. Miiroon waxa ay ka hesha bagashka iyo sokorta,burka,bariiska magalada muqdisho. Waxa ay dadka rer miiroon ayagana u so dhofiyan,digirta,ganleyda,misir,masago iyo dirmaha aqalada la sarto e la falgiyo magaloyinka sida muqdisho iyo galkacyo. Digirta iyo dirmaha la falkiyo iyo xoolaha aya ah isha dhaqalaha ow ka so galo dadka reer miiroon. Hadi la dhaho tarikhda miroon aya laga qorayaa, ma ahan mid la so kobi karo waxa ayna noqone bogag dhadher. Inta ayan ku so kobena. Waxa qoray:haaruun maxamed maxamud miiroon.