Miirtaqwa

Ka Wikipedia

Faah Faahin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

miirtaqwo waa degmo Kamid ah degmooyinka gobolka shabellada dhexe waxaana hoos taga deeganada Laisku Yiraa Afarta Tuulo eee gobolka sh/dhexe waxa eey xad wadagaan degmada Mahadaay-weyne oo kamid ah degmooyinka ugu cansan gobolka sh/dhexe ugu fac weyn waxay magaalada caasimada ah ee muqdisho ujirtaa qiyaastii 150km degmada waxay kamid tahay Deegaanada fara kutiriska ah wadanka somaaliya ee aan waligeed hoos imaan wax maamul ah ama uusan ka arrimin laakin dadka deegaanka ayaa aalaaba uguuntan horumarinta dadkooda iyo deegaankooda waxaa kuyaal degmada isguulaad uu ugu caansanyahay dugsiga hoosa dhexe ee miirtaqwa primary and intermidiate SCHOOL sidoo kale waxaa kuyaal isbitaallo iyo masaajid waa weeyn dadka degan degmada waxay caan kuyihiin dhaqashada xoolaha iyo beerashada dhulka degmada waxa ay ugu mashquul badantahay maalinta khamiista ah oo uu furanyahay suuqa wayna ee layiyiraa KAXDA Degmada miirtaqwa waxa ey suuq u tahay deegano badan oo usoo badeeco iib geysta sida deeganada 1* qurac faarax 2* gumareey 3* qar qar 4* kooreey 5* laba fido 6* fido yedeleey Iyo deegaano kale oo badan Dadka Caanka Ah Ee Kasoo Jeeda Miirtaqwa Waxaa Kamid Ah

Madaxweynihii 4aad ee somalia AUN mudane cali mahadi maxamed

Madaxweynihii 7aad Ee Somalia Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed Siyaasiga Caanka Ah Salaad Cali Jeelle Ahaana Xildhibaan Hore Sidoo Kale Soo Noqday Wasiir Kuxigeenki Gaashaandhiga/Warfaafinta Xukuumadii Cali Maxamed Geedi Wasiirkii hore arimaha gudaha somalia xukumadi cali qalif galeyr Mudane dahir sheikh maxamed dahir dayax

Ganacsatada Caanka Ah

Maxamuud Shiikh Axmed Shiikh Maxamuud oo ku Magac Dheer Shariif Dhegaweyne

Sidoo Kale Ganacsadaha Caanka Ah Mudane

C/llahi Maxame'd Gaabow(TAABUL)

Ganacsatada Caan Ka Ah Dalka Kenya Iyo Somalia

Mudane C/raxmaan Shiiq Yuusuf Omar (C/raxman Xaante)

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur Ahaa Waziiru Dowlahi Hore Xukumadii PM C/weli Sheikh Iyo Cumar C/rashiid Ahna Milkiilaha Hotel City Plaza

Waxaa kaloo ka dhashay halyeeyga caanka ah Korneel abuukar maxamed nuur oo ku magac dheer shiina Jiis

Iyo gudoomiyaha qurba joogta reer Miirtaqwo muddane Abuukar Shiikhow kuulow


           Dhamaad