Minnie
Appearance
| Minnie | |
|---|---|
| Ku dhashay | Nicha Yontararak October 23, 1997 Bangkok, Tayland |
| Sanadaha Shaqada | 2018–hada |
| Qaraabada | Nat Yontararak (adeer) |
| Saxiixa | |
Nicha Yontararak (waxay ku dhalatay Oktoobar 23, 1997), oo sifiican loogu garanayo magaceeda masraxa Minnie, waa fanaanad reer Tayland ah, heesaha iyo atariisho fadhigeedu yahay Koonfur Kuuriya.[1][2] Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha (G)I-dle, oo la soo saaray Maajo 2, 2018 iyada oo loo marayo Cube Entertainment.[3]
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ [현장] (여자)아이들 민니 "자작곡 'Blow Your Mind', 美서 뮤직비디오 직접 .... Single List (in Kuuriyaan). February 26, 2019. Retrieved October 14, 2019.
- ↑ Lim Min-young (Sebtember 27, 2019). "(여자)아이들 민니, 본명 '니차 욘따라락' 화제...'국적은 어디?'". TopStarNews (oo Kuuriyaan ah). Soo qaatay Oktoobar 14, 2019.
- ↑ (여자)아이들 민니X소연, 프로필 사진 공개…몽환美. Sports Donga (in Kuuriyaan). April 13, 2018. Retrieved October 14, 2019.