Miraha Mucjisada

Ka Wikipedia

Miraha Mucjisada ama (Berry Mucjiso) waxoo ka baxaa, galbeedka Afrika, waa Miro marka aa cunto, macaan aad ah kaaga dhigaayo, Liin dhanaanta ama waxa dhanaanka ah. Miraha naftirkiisa, ayaa sida sokorta u dhadhamaayo, miraha waxoo dhaxda ku leeyahay, Hilibkii miraha, marka aa cuntid neh, waxyaabaha dhadhamka ah, ee carabkaaga ku dhagaayaan, markaas neh, waxa dhanaanka ah, ee kuu noqonaayaan wax macaan ah ilaa 15–60daqiiqo.