Miranda Kerr

Ka Wikipedia
Miranda Kerr
Kerr ee 2009
Ku dhashayMiranda May Kerr
(1983-04-20) 20 Abriil 1983 ( 40jir)
Sydney, New South Wales, Australia
ShaqadaMoodel
Sanadaha Shaqada1997–hada
WakiilIMG Models
Dhererka1.75 m (5 ft 9 in)
Xaasaska
Orlando Bloom
(g. 2010; fur 2013)

Evan Spiegel
(g. 2017)
Ilmaha3

Miranda May Kerr (k|ɜr; dhashay 20 Abriil 1983) waa moodel iyo ganacsade reer Australia. Kerr waxay soo saartay astaan ​​u gaar ah alaabada daryeelka maqaarka, KORA Organics, waxayna qortay buug is-caawineed.

Kerr waxay biloowday inay u shaqeyso moodel ahaan markay ahayd 13, waxay ku guuleysatay tartankii raadinta moodalka ee majaladda 1997 Dolly.  Tan iyo 2008, Kerr wuxuu si joogto ah ugu jiray liiska Forbes ee moodooyinka ugu dakhliga badan. Kerr ayaa hore u guursatay jilaaga Orlando Bloom, oo ay la dhashay wiilkeedii kowaad. Tan iyo 2017, waxay guursatay aasaasaha Snapshat Evan Spiegel oo ay la dhashay laba carruur ah.

Xiriirinta dibedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: