Mishelangelo

Ka Wikipedia
Mishelangelo

Mishelangelo di Lodofiko Buonarroti Simoni waxoo ku dhashtay wadanka Talyaaniga 1475ii waxoona dhintay 1564tii. waxyaabaha oo khatarta ku ahaa, waxaa ka mid ah, sharaxaadaha oo ku kor sawiray, kaniisadaha waaween oo ku yaalo Rom, talyaaniga. Sida Sistine kabel.

dhalinyaronimadiisa Mishelangelo marka oo ahaa, dhalinyaro, waxoo qaatay aabihiis jidka oo la rabay, oo ahaa wax sawir. waxoona guul ween ka gaaray, wax sawirkii, oo aabihiis la rabay. Markaas oo noqday gacanyare asiga oo 13jir.

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: