U bood nuxurka

Moobleen

Ka Wikipedia

Moobleen Cismaan, Waa beyl katirsan Beyl weynta Mudulood Hiraab, Moobleen cismaan waxaa uu dhalay Laba wiil oo kale ah, '''[[Magacle Moobleen Cismaan]]'''<ref>Iyo Abidig Moobleen, Magacle Moobleen waxa uu dhalay seddex wiil oo kale ah, Yabar,Cool,Xayaale Magacle, Halka asna Abidig Moobleen uu dhalay seddex wiil oo kale ah, Tolweyne,Yabadhaale,Maqalsame Abidig.

Moobleen Cismaan(Reer Xaaji Cumar) waa Beyl Aad u facweyn waqti horena soo jirtay ayada oo dagaalo farabadan ku gashay Dhulka ay degto markaas waxase Xusid mudan in Taariikhda beesha mooblen laga tirtiray Xasuusta soomaalida maanta balse ay qarniyo ka hor difaac ay ugu jirtay ilaalinta sharafka iyo dhulka soomaliyeed Si kastoo ay tahay beesha waxaa lagu xasuustaa dagaalkii xabashida ay lagashay 1905 CD Kadib markii ay xabashida soo weerartay magaalooyinka ay dagto beesha iyo meelo u dhow dhow Dagaalkas Beesha Waxey Ubixisay isniintii Xabashida waxaana kaga geeriyooday ku dhowaad 75,000 oo wiil, Beesha waxa ay dagaalkas ka soo hoyday guul weyn ayada oo jibisay awoodii Xabashida Halkasna waxay kasoo qab qabsatay Adoomo fara badan, Beesha waxa la sheegaa in Dagaaladi ay gashay ay ahaayeen mid anan ku jirin dulmi iyo daadaansi oo ay u badnaayeen isdifaacid iyo difaac walaal welina beesha dagaal ay gashay oo ay ku jabtay lama diwan gelin.

Beesha Moobleen Cismaan waa beyl jecel soona dhaweeysa qabiilada soomaalida aan heysan deegaan ay degaan sidas darteed beesha Mooblen Waxaa jira dad badan oo ay deegaano siisay oo ay soo dhaweysay, waxaa jira dad badan oo sheegta in ay yihiin Moobleen cismaan balse an aheyn se magaca moobleen iska sheegta.

Beesha Moobleen Cismaan waxa ay kaalin mug leh ka geysatay kadib gumeystihii dalka dowlad dhiskii soomaliyeed ayada oo Iska saartay xil nabadeenta iyo wada noolaanshiyaha beelaha hawiye ee degta Koonfurta soomaaliya, Beesha waxay ay laheed xildhibaano siyaasiyiin iyo saraakiil sar sare iyo kuwa dhexe dowladihii ka hor bur burka dalka.

Kadib bur burkii dowladii dhexe ee kacaanka beesha waxa ay gashay xaalad kala guur iyo jahwareer ah waxa ayna beesha Moobleen Cismaan ka dhuntay saaxadii siyaasada balse kadib dowlad dhiskii bur burka kadib waxa ay hadana dib u hanatay saaxadeeda siyaasada ayada oo markan laga dhigay in ay tahay beyl aan dhiig uga daadan dagaaladii Mudulood iyo Inta Madaxa Madow, Dagaalkas waxaa isku hayey Mudulood Hiraab iyo Soomaali weyn balse beesha looma tix gelin caqabadihi waqtigas heystay ee maamul xumada iyo hogaan la'anta, Mudulood waxaa difaacay dhiigana u shubay Abgaal Cismaan iyo Ciise Mudulood/Udeejeen oo markaas lahaa hogaano adag oo isku toosan ayaga ayaana qaatay qeybta u badan Mudulood ku leeyahay siyaasada.

Waqtigan Lajoogo beesha Moobleen Cismaan Waxa ay ku jirtaa xaalad dib u dhis xoogan dhanka siyaasada iyo Ciidanka ah, Inkastoo uu iska jiro khilaaf iyo Isriix riix siyaasadeed beesha dhexdeeda ah.

Beesha Oo ah beelaha ugu qadiimsan uguna faca weyn soomaaliya waxaa jira dad ku sheega in ay tahay beeyl ku dulman dowlada Federalka laakiin Beesha Moobleen waxa ay ka mid tahay beesha ugu weyn soomaali, Beel weynta Mudulood Hiraab Lehna xildhibaanada ugu badan,siyaasiga ugu badan Taliyeyaasha ugu badan Iyo weliba Magaalooyinka ugu badan degta, sidee beyl noocas ah ay ugu dulmanaan kartaa Dowlad ay marki horeba Ayada kaso bilaabatay Taasi waa magac dil iyo Sharaf ka qaad ey ku samaynayaan Beesha Moobleen/Reer Cumar Cismaan hadii ayna maanta talin waxa taliya walaaladeed Taladuna waa qori isku dhiib ninba maalinkiisa ayuu Talinaayaa.

Markii la simayo Beelaha soomaaliyeed Beesha Mudulood Hiraab ayaa ah beesha lala simi karo beelaha kale balse ma ahan Moobleen, Abgaal, Ilaaway, Wacdaan midna dhamaan waxay ka tirsan yihiin Mudulood waana beyl hoosaad ka baxda Mudulood oo waxaa sii dhalay Dalandoole wiilkiisa Cismaan.

Mudulood waa mid cidna kalama qaadi karto.

Dhalinta beesha Moobleen/Reer Xaaji Cumar waa in ay ogaadaan in uu waajib kasaaran yahay ilaalinta magacooda iyo illaalinta wada dhalashadooda iyo wadajirka reerka.

Besha Moobleen Cisaan waxay ukala baxdaa dhowr Jilib

Waxaan soo qadan doonaa labada ugu weyn Ee inta kale kasoo farcameen waana sida tan

1---Magacle Moobleen

2----Abidig Moobleen

MAGACLE

Magacle wuxuu ukala qeybsamaa sadax qeyb oo kala ah

1. Yabar Magacle

2. Xayaale Magacle

3.Cool Magacle

ABIDIG

Waxaa uu ukala Qeeyb Samaa Sedex Jilib oo kala ah

1-- Tolweyne Abidig

2-- Yabadhaale Abidig

3--- Maqalsame Abidig

Beesha Moobleen Cismaan waa Beel lugu yaqaan kuna caan baxday ineey tahay beel an inta badan lugu aqoonin in aay ka qeyb qaadata xasilooni la aanta ka taagan dalkeena Soomaliya.

Deegaanada ay dagto Beesha waxaa kamid ah

Gobalka Shabeelaha Dhexe Iyo Gobalka Banaadir.

Beesha Deegaanada ay dagto kuwana ayada ayaa Caan ku ah oo kaligeed ayaa dagto kuwana waa lala dagaa.

Beeshu waxay si gaar ah u degtaa in ka badan 54 deegaan. Hoos waxaa ku qoran liiska qaar ka mid ah deegaannada ugu muhiimsan:

  1. Qalimoow (Xarunta ugu weyn)
  2. Saarsaare
  3. Cadayga
  4. Jadda
  5. Bukuraarka
  6. Raaxooy
  7. Doondheere
  8. Soohinreeb
  9. Kaaysaneey
  10. Herajaaran
  11. Izkaad
  12. Calasoow Gaawoow
  13. Malakaroor
  14. Buulo Caano
  15. Tixsiile
  16. Gololeey
  17. Casirmaal
  18. Doomacaday
  19. Ceejooy
  20. Jameeco
  21. Lawa Gaawaneey
  22. Moorajiide
  23. Gumareey
  24. Baraki
  25. Dhumaleey
  26. Garsaale
  27. Booroow
  28. Koonko

............. 54 ayay gaarayan

Qurba-joogta: Beesha waxay si weyn ugu badantahay dalalka

🇸🇦 Saudi Arabia

🇰🇪kenya

🇪🇹Ethiopia

🇳🇱 Holland

🇨🇭Switzerland

🇬🇧 England.

Hoggaanka iyo Shakhsiyaadka Caanka ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hoggaanka Dhaqanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ugaaska guud ee beesha waa Ugaas Cabdullaahi Ugaas Saalax Ugaas Cali, oo ah ugaaskii 18-aad ee beesha.[1]

Siyaasiyiinta iyo Madaxda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Hon. Abdirahman Mohamed Sheikh Ali (Moobleen)
  2. Prof Maxamed Xasan Nuur (Jeesto)
  3. Mudane Maxamed Xasan Nuur
  4. Amb. Prof Mahdi Abuukar Maxamuud
  5. Mudane Maxamed Xabdi Ibraahim (Miirkow)
  6. Mudane Nuur Maxamuud Xuseen (Siidow)
  7. Mudane Axmad Maxamed Cabdi Ibraahin (Miirkow)
  8. Mudane Cabduqaadir Ciise Ceymooy
  9. Mudane Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya)
  10. Mudane Axmed Bariise Xeydar
  11. Mudane Cabdisalaan Gacal Cadoow
  12. Drs. Farxiya Xasan Xuuti
  13. Maxamed Macalin Cabdi
  14. Axmed Maxamed Cali
  15. Saalax Muudey Cali
  16. Axmad Cali Abuukar
  17. Eng Jaamac Xuseen Xaanshi
  18. Cali Ibraahim Beeshi
  19. Yuusuf Nuur Xasan
  20. Cabdinaasir Rooble Abuukar
  21. Dr. Cabdiraxiin Muxumed Ibraahim Muudey
  22. Ibraahim Axmed Daandurey
  23. Cabdiqani Cismaan Cali

Saraakiisha Ciidanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Col. Axmed Cali Xasan (Jamhuuriya)
  2. Gashanle Sare Maxamed Ibraahin (Eebow)
  3. Gashaale Sare Cumar Xuseen Cabdi
  4. Col. Muqtaar Muuse Iidow
  5. Col. Nuur Muudey
  6. Taliyaha Cabdiraxmaan Cali Xiimay
  7. Taliyaha Cali Mahdi Cabdi
  1. a