Mozdahir

Ka Wikipedia
Institut Mozdahir International

Mozdahir (sidoo kale loo yaqaano Mozdahir International Institute; magaca Faransiiska: Institut Mozdahir International, IMI) waa international non-governmental organization oo kutaala Dakar, Senegal.[1][2]

Dulmar Guud[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxay kaloo laamo kuleedahay dalal kala duwan ee qaarad Afrika, sida Senegal, Mali, Ivory Coast, Guinea Bissau, Burkina Faso, iyo dalal kale.[1] Mozdahir waxaa la aas aasay sanadi 2000 waxaana bilaabay Cherif Mohamed Aly Aidara, mid kamida wadaada ugu weyn ee Shiiciga ah ee dalka Senegal.[2] Hay’adu (NGO) waxay ka shaqeysaa horumarinta mashaariicda quseysa waxbarashada, caafimaadka, wax abuurka, deegaanka, xaalufinta dhirta, iyo tamarta qoraxda, sidoo kale waxay lakaashatay hey’ado kale sida World Food Programme.[3][4]

Madaxtooyada Mozdahir waxay kutaalaa Dakar, dhawaadka Jaamacada Dakar (University of Dakar). Xarunta hay’ada ee Dakar waxay ka koobantahay maktabad iyo xarumo wax lagu barto. Sidoo kale Mozdahir waxay leedahay joornaal asbuucle ah, waxay qabataa shirar joogta ah, waxayna qaabishaa idaacad raadiyo Mozdahir FM 93.2 oo kutaala Guédiawaye, Dakar, taaso ah idaacada kaliya ee Shiiciga ah ee Dalka Senegal. Waxay qabataa horumarino mashaariic badan gobolka Casamance ee koonfurta Senegal, iyo sidoo kale qeybo kaloo Galbeedka Africa. Hay’adu waxay maamushaa horumarinta mashaariicda kala duduwan ee miiga, waxaa kamida bilowga beer cusub oo muus kabaxa tuulooyiinka sida Nadjaf Al Ashraf.[5]

Mashaariicda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ilaa iyo waqtigan, Mozdahir waxay dhistay:[6]

  • Lycées in Bamako, Mali and Ouagadougou, Burkina Faso
  • CAPE Maimouna Diao orphanage in Kolda, Senegal
  • Al Mahdi School, a private school in Kolda, Senegal
  • an Islamic center in Bafatá, Guinea Bissau
  • a cultural center in Vélingara, Senegal
  • new forests in Kolda Region and Thiès Region, Senegal

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. APPEL Chérif Mohamed Ali Aïdara, guide des chiites : «Partout dans le monde, les musulmans sont opprimés» Le Quotidien.
  2. Finance Islamique : « C'est un moyen de lutte contre la pauvreté » (Chérif Mohamed Aly Aïdara, Président de l'Institut Mozdahir International) Archived Febraayo 1, 2020 // Wayback Machine. Politique221.
  3. Le chiisme au Sénégal Mozdahir Archived Febraayo 23, 2020 // Wayback Machine. Shia Africa.
  4. Leichtman, Mara A. 2015. Shi'i Cosmopolitanisms in Africa: Lebanese Migration and Religious Conversion in Senegal. Indiana University Press.
  5. Leichtman, Mara A. (2017). The NGO-ization of Shi'i Islam in Senegal: Bridging the Urban-Rural Divide. ECAS7: 7th European Conference on African Studies. Basel, 29 June - 1 July 2017.
  6. A propos de l’IMI Archived Jannaayo 6, 2023 // Wayback Machine. Institute Mozdahir International.