Mustafa Maxamed

Ka Wikipedia
Mustafa Maxamed 2009

Mustafa Xassan Maxamed (dhashay 1 maarso, 1979 ) waa nin soomaali-swiidhish ah oo heesto horyaalka orodka 3000m.

Taariikh nololeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Mustaf wuxuu ku dhashay caasimada muqdisho, wuxuuna u guuray dalka Iswiidhan asiga oo 11 jir ah.Wuxuu qaatay dhalasha swiidhishka, hada wuxuu degenyahay magaalada Lysekil.