Muufo

Ka Wikipedia

Waa cunto laga sameeyo Galleey la shiiday ama cajiin sidoo kale waxaa laga sameeyaa masago, Halka qurbaha laga sameeyo iyo khamiiriso leesku daray.