Muusa al-haadi

Ka Wikipedia

Muusa al-haadi bin muxamad al-mahdi bin abuu jacfar al-Mansur (afka carabiga; موسى الهادي بن أبو عبد الله محمد المهدي بن أبو جعفر عبد الله المنصور) wuxuu ka mid ahaa khulafada cabaasiyiinta, wuxuu taliyay laga bilaawo 169H\785 ilaa 170H\786, Dawladnimadiisii ​​gaabnayd waxay ku dhammaatay fowdo gudaha ah iyo loolan awoodeed oo hooyadii[1], walaalkiis haaruun alrashiid ayaa xilka qabtay gadaashii.

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Stanley Lane-Poole, The Coins of the Eastern Khaleefahs in the British Museum