Muxamad ibni Xanafiya

Ka Wikipedia

Abuu Qaasim Muxamad bin Cali bin Abii Daalib waa mid ka mid ah ilmaha Cali bin Abii Daalib, hooyadii waa Khawla binti jacfar Al-xanafiya, ayada ayaana loo nisbeeyay oo waxaa loogu yeeraa "Ibni Xanafiya" [1], waxa uu dhashay khilaafadii Cumar bin Khadaab, geesiyada islaamka ayaana lagu tiriyaa, aqoon yahan cilmi badan oo lagu kalsoon yahayna wuu ahaa, sanadkii 81H ayuu ku geeriyooday magaalada Daa'if.

  1. ترجمة خولة بنت جعفر، ترجمة خولة بنت جعفر Archived 2018-12-20 at the Wayback Machine