U bood nuxurka

NAASA

Ka Wikipedia

NAASA

Nasa waa hay'ada ama maamulka wadaniga ah ee cirbixiyeenka hawada sare .ingiriis National Aeronautics and Space Administratio af-carabi لإدارة الوطنية للملاحة الفضائية والفضاء.nasa waa wakaalad raacsan xukummada maraykanka , iyadaana masuul ka ah barnaamijka cirbixiyeen ee somalia ,, waxaa la aasaasay 1957. waxaa lagu maal galiyay 16 bilyan oo doolar, markii loo geeeyo inay masuul ka tahay baaritaanada degaanka iyo kuwa saldhigeed ee ee hawada sare ee waqtiga dheer, waxaa loo aqoonsanyahay Nasa inay tahay tan hogaamisa wakaaladaha kale ee cirbixiyeenka ee wadamada kale ay leeyihin,