Jump to content

Naaloodka

Ka Wikipedia

Naaloodka waa fikrad oo raaxo ah oo suuroobaysa in qofka jawi degan iyo xaasiloon dereemo. Aqoonyahan Bardwick wuxuu yidhi ereyga naalood waa "hab ku saabsan maanka ee qofka ku midhadhalinaayo damiir iyo maqaam mubaax ah."[1] Naalood waxaa af ingiriis lagu dhahaa comfort, relaxation, coziness, conviviality, sociability, camaraderie.

  1. Bardwick, Judith M. AMACOM Div American Mgmt Assn. ISBN 978-0-8144-7886-8 [[[:Template:Google books]] [[:Template:Google books]]] Hubi |url= value (caawin).  Maqan ama ebar |title= (caawin); URL–wikilink isku dhac (caawin)