Nabadoon cabdi gurey

Ka Wikipedia

nabadoon abdi gurey waa nabadoon soomaaliyeed si wayna looga yaqaan soomaaliya gaar ahaan gobolada dhexe nabadoon abdi gurey waa nabadonka kaliye ee lagu tilmaamo inuu yahay ninka uu cod karsan nabadoonada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolada dhexe nabadoon abdi gurey wuxuu dhashay 1934 wuxuuna ku dhashay gobolka galguduud gaar ahaan magaalada cadaado nabadoon xaaji abdi gurey waxaa xiray dowladii maxamed siyaad bare markaas oo lagu eedeeyay inu diiday dagaalkii 1988 ee gobolada waqooyi markaas oo lagu xiray xabsiga buurwayn nabadoon gurey asagoo wali xiran ayaana dowladii maxamed siyaad bare dhacday sidaas ayuuna xoriyadiisa ku helay nabadoon xaaji abdi gurey wuxuu soo xajiyay 2010kii wuxuuna ku nool yahay magaalada adaado