Jump to content

Nadiir awdal

Ka Wikipedia

inanyohow dartaa xalay anigoon xanuun qabin hadba xag isku rogayoo ku xamaartey gogoshee jacaylkuna xisaabiyo xubin lagu qiyaasiyo ma yaqaan xishoodkee wuu igu xad dhaafee xubnahaa ala beerkaa xidida dhamaaniyo xubnaha ku yaaliyo wadnahaa i xanuunee xaq miyaa xeer miyaa ma xanaano guud baa ma xabaal ku tuur baainanyahow xogtaa heley inaad xaasid maqashoo kaa xadey aqoontoo adna igu xumeysee aniguna runtii xalay xiligaan hurdada galay xarago uma seexanoo ka xumeystay laabtee xubnahaa ala beerkaa xidida dhamaaniyo xubn