Jump to content

Nancy

Ka Wikipedia
Nancy

Nancy waa magaalo ku taala dalka Faransiiska.waxa aykatirsantahay Gobolka Lorraine dadka kunool waxa ay gaadhayaan ilaa 410 kun oo qof Taariikhda magaaladu waa mid aad u fog waxa ay kusimantahy 800 sano kahor Dhalashaddii Nabi Ciise C.S