Nokia
Jump to navigation
Jump to search
File:Vn,v,v.svg
Astaanta NOKIA
Nokia Corporation ama Nokia waa shirkad soosaarto taleefoonada ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka Finland gaar ahaan magaalda ee Esbo,Finland. Shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 105,000 qof waa mid kamida shirkadaha ugu horeeya dhanka.