Nuujin

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
ilmo yar oo naas jaqaya
Nuujin
Zanzibar 31

Nuujin (, )  waa siinta caanaha hooyadu siiso marka ay caanuhu naaskeeda ku soo dhacaan, waxaa kaloo lagu magacaabaa lnuujin labada sano ee caruurta la nuujiyo, waa marka uu xoolaha diyaar u noqdo in la liso ama caano laga maalo.

waa arin ay maraan naasleyda oo dhan markay wax dhalaan,