Nuur Al-Maliki

Ka Wikipedia
Nuur Al-maliki

Nuuri al-Maaliki wuxuu dhashay 20kii Juun, 1950kii, wuxuuna ahaa Ra'iisul wasaarihii hore ee wadanka Ciraaq. Nuur Al-Maaliki waxaa la doortay bisha 20kii Maajo, 2006dii.