Nuuxfone

Ka Wikipedia
                == Nuuxfone ==


Nuuxfone waxaa la aas-aasay sanadkii 2009 bilawgiisii waxaana aasaasay milkiilaha shirkada oo lagu magacaabo C/raxman Nux Mudey

Nuuxfone waa shirkad ka shaqeysa isgaarsiinta telefanada raqiista ah ee lagu wacdo wadamada geeska afrika sida Ethopia,kenya,Djabouti and somalia.

xarunta shirkada Nuuxfone waxay ku taalaa magaalada caasimada ah Kuala Lumpur, Malaysia.

Dadka ugu badan ee ay shirkadan macaamiisha la tahay waa ardayda ajaanibta ah ee wax ka barta jaamacadaha kala duwan ee wadanka Malaysia gaar ahaan ardayda Somalida oo si xowli eh u isticmaalo adeegyada telefanada iyaga oo inta badan kula xiriira qoysaska Somalia jooga.

shirkadan ayaa ka mid shirkado sidaan oo kale uga shaqeeya isgaarsiinta iyaga oo isticmaala internetka dadkana ay si wanaagsan u jecel yihiin

walaal haddii aad hayso wax ku saabsan shirkada nuuxfone fadlan halkaan ku soo dar waadna ku mahadsan tahay akhriskaada. http://www.nuuxfone.com Archived Juun 15, 2013 // Wayback Machine