Oreo

Ka Wikipedia

Oreo (en:oreo) waa sandwij ama buskut kareem. Waxaa sameeyay qaybta Nabisco ee Mondelēz International. Buskudku waxa uu leeyahay macaan, cad oo buuxinaya "kareem" ama "kariim". kareemku wuxuu u dhexeeyaa laba shukulaato oo goobaabin u samaysan ama buskud dahab ah.

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Oreo sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.