Pangea

Ka Wikipedia
qaarada pangea

Pangea waa magac (Af-Ingiriis oo duq ah) waxaa laga wadaa aduunka oo dhan. 370 ilaa 245 miliyan oo sano ka hor, pangea waxee markeeda hore ahaan jitay hal qaarad, inta ee kala durqin waqti laga joogo 200 oo miliyan oo sano.