Park Shin-hye

Ka Wikipedia
Park Shin-hye
Ku dhashay (1990-02-18) Febraayo 18, 1990 ( 34jir)
Degmada Nam, Gwangju, Koonfur Kuuriya
WaxbarashadaJaamacadda Chung-Ang
Sanadaha Shaqada2003–hada
WakiilS.A.L.T
XaasaskaChoi Tae-joon (g. 2022)
QoyskaPark Shin-won (walaal)
Website
profile at S.A.L.T Entertainment

Park Shin-hye (Hangul박신혜; hanja朴信惠,dhashay Febraayo 18, 1990) waa heesaa iyo atariisho Koonfur Kuuriya. Waxay ku heshay aqoonsi inay jileyso taxanaha telefishanka Stairway to Heaven (2003) iyo Tree of Heaven (2006). Waxaa loo tixgeliyaa mid kamid ah atirishooyinka ugu wax soo saarka badan da'da,[1][2] Park waxay heshay aqoonsi dheeraad ah doorka ay ka qaadatay You're Beautiful (2009), The Heirs (2013), Pinocchio (2014–2015), Doctors (2016), Memories of the Alhambra (2018–2019) iyo #Alive (2020), Sisyphus: The Myth (2021).

Nolosha gaarka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

March 7, 2018, waxaa la xaqiijiyay in Park xiriir la lahaa jilaaga Choi Tae-joon ilaa dabayaaqadii 2017.[3][4][5]

Noofambar 23, 2021, waxaa lagu dhawaaqay in Park uur leedahay oo ay isu diyaarinayso guurka Choi.[6]  Waxay is guursadeen Janaayo 22, 2022, iyadoo ay joogaan saaxiibo iyo qoys xaflad kaniisad ku taal Seoul.[7] 갤럭시 S23 사전예약 Archived Diseembar 9, 2022 // Wayback Machine

Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "[★ 파헤치기] 박신혜, 톱배우가 된 최지우 아역". Xports News.
  2. "Park Shin Hye – 16 years of from a pure little girl to top Hallyu star" Archived Jannaayo 5, 2019 // Wayback Machine. JTBC Life.
  3. "Actors Park Shin-hye, Choi Tae-joon dating". Yonhap News Agency.
  4. "Park Shin-hye, Choi Tae-joon confirm dating". Kpop Herald.
  5. "Park Shin-hye Dating Fellow Actor". The Chosun Ilbo.
  6. "'중대 절친 선후배' 박신혜·최태준, 공개 열애에서 임신·결혼 발표까지(종합2)".
  7. "[단독]'결혼' 박신혜♥최태준, 이홍기→이적 축가..부케는 절친 손에 [종합]".

Xiriirinta dibedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]