Portal:Gabay/Hordhac

Ka Wikipedia

Gabay (Af Ingiriis : Poetry, Af Carabi : ar‎) wadar (Gabayyo) waa Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad iyo luuq oo aan muusig loo tumin. Gabayga ayaa ah waxa ugu sarreeya ee hadal lagu cabiro, ka yaqaana waxaa loogu yeeraa Gabyaa ama Gabayyahan.

Sayid Max'ed Cabdulle

  • Geel Miinanlaan ugu jeclaa guuyad oo idile
  • Usba gacaliyii buu ahaa galax qaboobiiye
  • Gungunaafyadii baa la tegey guunki reer bariye