Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Hordhac

Ka Wikipedia
Hiddaha iyo Dhaqanka
Hiddaha iyo Dhaqanka

Hiddaha iyo dhaqankaku waxaa uu astaan u yahay jiritaanka qawmiyad degaan iyo dal leh laguna aqoonsado waxa ay yihiin iyo waxa ay aaminsanyihiin laguna tixgaliyaa, hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waa wax soo jiray kumaankun sano salna u haa inay yeeshaan magac ugaar ah oo soomaali layiraahdo. Hadaba hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waxaa uu ku qotomaa caqliga wanaagsan waxaana uu sal u yahay suugaanta soomaaliyeed.


Dheeraad...