Portal:Siyaasadda/Xulka

Ka Wikipedia

Dimoqraadi = dèmokratia (Giriig : δημοκρατία) = dèmos (δήμος) + kratos (κράτος) Dimoqraadiyad = dèmokratia (Giriig : δημοκρατία) = dèmos (δήμος) + kratos (κράτος) waa Nooc ka Mid ah Nidaamka Dowlad oo awooda oo dhan ay Gacanta Ugu jirto shacabka. Dimoqraadiyad waa eray giriik ah oo micnihiisa ah "xukunka waxaa leh Shacabka". Dimoqraadiyadu waxey ka koobantahay mabaadi badan laakin waxaa ugu muhiimsan labo mabda oo kala ah :-

  • 1.Dhamaan Bulshada ku nool wadanka waxay xaq u leeyihiin Talada Dalka.
  • 2.iyo in dadku yihiin Kuwo xor ah oo cabiri kara fikirkooda siyaasadeed.