Portal:Xisaab/Taariikh kooban/3

Ka Wikipedia
Isxaaq Newton (Sir Isaac Newton) wuxuu noolaa intii u dhexaysay 25 Diseembar 1642 - 20 Marso 1727, sanad qaysar xilligaas ama 4 Jannaayo 1643 - 31 Marso 1727 sanad gerigooriyaal. Waa aqoonyahay, Kimistariga, iyo filoosofi. Isxaaq Newton waxa uu soo bandhigay aqoon uu ku caddeeyay awoodda cuf-isjiidadka dunida wuxuu sidoo kale ahaan ruuxii curiyay aqoonta makaanikada qaraamiga ah iyadoo la marayo Xeerka Niyuutan ee Socod. Wuxuu la wadaagay Niyuutan Leibniz horumarinta cilmiga xisaabta Kalkulas iyo dhirin dhirinta xisaabta.