Jump to content

Qafaal

Ka Wikipedia
Qafaaleyaal ee lagu xidhay Rio de Janeiro, Brazil

Qafaalka (Af Ingiriis : kidnap;) waa dhacdo sharcidarro ah ee dhibane la xidho, iyo dhaqdhaqaaqood la carqaladayo, la curyaamiyo, la xanibo am la awdo. Qafaalka, badankeed wuxuu la wadaaga maquunin iyo cabsi iyo dhibanaha ee la qafaalay waxaa caado ah in qofkaas aayokatalinta iyo ikhtiyaar laga wiiqay ama la liiqay. Qafaasha wuxuu kaloo la wadaaga weerar. Ujeedoyinka qafaaasha wa kala duwan tahay, sida ujeedo dhaqaale, ujeedo dhul-balaadhsi, ujeedo, ama xoogsheegid gorgortan daraadeed.[1]

Islaam

horumar

ilbaxnimo

hashiiska

  1. Liu, Lu; Eisner, Manuel (2023). "Beyond Ransom and Political Concessions? Explaining Changes in Insurgents' Kidnapping Involvement Versus Event-frequency". Journal of Conflict Resolution. 68 (1): 30–52. doi:10.1177/00220027231166347. ISSN 0022-0027.