Jump to content

Qalas

Ka Wikipedia

Qalas. waa mid kamida kalmadihii ugu saamaynta badnaa sanadkii 2023dii.

waxaa lagu naanaysi jiray dhalinyarada aadka uga dhex muuqatay dagaaladii dadka deegaanka SSC ay kula jireen Ciidanka Soomaaliland. ee markii danbe looga saaray inta badan Gobolka Sool.

Kalmaddan ayaa waxay tahay mid tilmaamaysa: Geesinimo, karti, hal-adayg, Daacadnimo, iyo Halgan Qadiyad ku dhisan.

kalmaddan ayaa marka la joogo deegaanada SSC ama Deegaanada Woqooyi bari soomaaliya, waxay ku dhex leedahay ixtiraam aad u wayn, waxay matalaysaa naanaysa ugu sharafta badan ee qof la siiyo, waxay Qofka Askariga ah u tahay billad sharafta u wayn ee la siin lahaa Qof soo halgamay.