Qarax
Appearance
Qarax (Af Ingiriis : explosion; Af Carabi : ar) waa marka awood badan si dhaqso ah uga soo baxdo meel ay ku jirtay taasi oo dhalisa heerkul kor-u-kaca iyo neefo hawada lagu soo daayo. Qarxin waa kordhidda tamarta oo heerkuleyl iyo gaas samayso.
qarxinta waa maado weyn oo loo yaqaano tnt waa maadada qaraxa sababa.