Qaw (buur)
Appearance
Juqraafi ahaan, Qaw (Af Ingiriis : cliff; mountain cliff) wa baaxad ka samaysman daandaan iyo dhagax, oo xagal iyo foorar toosan ama taagan leh. Qawaha buuraha waxay ka unkamaan hanaanka hawada iyo hanaanka muddo dheer ee nabaad-guur iyo cufjiidka ee ku dhacdo ararka buurka. Qawaha buureed waxaa laga helaa buuraha iyo xeebaha. Qawaha waxay ka kooban yihiin dhegaxaha iyo daandaanaha ee awood u leh inay dafirraan nabaadguurka.[1]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Max Pfister: Altromanische Relikte in der östlichen und südlichen Galloromania, in den rheinischen Mundarten, im Alpenraum und in Oberitalien. In : Sieglinde Heinz, Ulrich Wandruszka [ed.]: Fakten und Theorien : Beitr. zur roman. u. allg. Sprachwiss.; Festschr. für Helmut Stimm zum 65. Geburtstag, Tübingen 1982, pp. 219 – 230, ISBN 3-87808-936-8