Qiime sugan

Ka Wikipedia
waxaa suuragal ah in loo eego qiimaha sugan tira uun in ay tahay fogaanshaha dhexdooda ah taasoo ku xiraysa eber.

Qiime sugan ((Af-Ingiriis: Absolute Value)) waa Fansaar xisaabeed waxaana lagu gartaa saddexdaan astaamood:

  • Hadii ay le'egtahay eber markaa wuxuu noqnayaa oo ah ka weyn eber
xarriijimo cadaynaya fansaarka qiimaha sugan ee tiro maangal ah.

Qiimaha suga ee tira kasta waa tiro togan waxay doonto tirada markii hore ha ahaatee.

Qiimaha sugan ee xarriiqa tirada

<> Haddaad lix tallaabo ugu socotid unugga 0 xagga midigta waxaad gaareysaa K oo kulankeedu yahay 6, marka waa inaad ogaataa fogaanta L iyo unuggu isu jiraan in ay lamid tahay fogaanta K iyo unuggu isu jiraan. Haddaba qiimaga suga ee -6 iyo +6 waa fogaanta L iyo 0 isu jiraan iyo fogaanta K iyo 0 isu jiraan; waana 6.

Asatada u go'an qiimaha sugan waa laba xarriiqood oo qotama oo labada hareerood laga mariyo tirada qiimaheeda suagan la doonayo.

Marka fogaan L iyo 0 isu jiraan

= | -6 | = 6

Fogaanta K iyo 0 isu jiraa

= | +6 | = 6