Qolfoofta Dadka

Ka Wikipedia
Qalfoof aadane
Qalfoof aadane

Qolfoofta Aadanaha (Af Ingiriis : Human skeleton, Af Carabi : ar‎) waa lafaha Dadka guud ahaan waxeyna ka koobanyihiin caadi ahaan 206 laf. axaana isku xira Kala goysyada una sameeya qaabsamayska xagasha, lafaha ilmaha dhashay ayaa ah 270 laf, kuwaasoo yaraada markii uu qofku qaan gaaro iyaga oo noqda ilaa 206 ka dib markii lafo badan ay isku kabmaan, waxaa suuro gal ah in dadku isku tiro lafo noqon waayaan taasoo ay keentay isku kabnaanta lafaha oo kala duwan, qaab samayska lafaha ayaa kala duwan, lafaha ayaa ka samaysan marka hore Carjow iyagoo isu badala marka dambe lafo adag oo kaashiyaamku ku badanyahay.