Qorof

Ka Wikipedia

Qorof Waxaa Dego reer allamagan iyo xogaa reer horogle ah, Reer Allamagan Waa Jifada Ugu Badan Ee degmada Dego [1] Qorof waa degmo ku taalo gobalka galgadud. waxay udhaxeeysa degmada caabudwaaq iyo galinsoor. qiyaas ahan waxa degan 50,000 oo family. waxay leedahay laba ceel biyood. degmada waxaa degoo beesha wagardhac mareexan sade. gar ahaan waxaa degoo beesha reer allamagan. waa beeesha labaad ee ugu badan beel weynta wagardhaceed. waxaa nabadoon u ah xasan yare cilmi.

|dadka caanka ah oo kadhashay beesha reer allamagan waxaa Ka mid ah

1-mahamed haanoolato, oo kamid ahaa SYL.

2-abwaan galayax

3- Abwaan samatar murug

4-general abdi cigal

5-Abwaan Abdi Adam Badey

6-General Mohamed Adam Ilkacidi

7-Malyuun Maanka

8-Ahmed Adam

9-Nabadoon a Adam Yare Cilmi

beesha reer allamagan waxay Kaloo degtaa magaalada caabudwaaq, degmada dhabad,iyo dhacdheer,Saaxo,Furinta Foore,Ramalo,Kaxandhaale.

  1. besha Reer Allamagan oo ah besha labaad ee ugu balaadhan besha Wagardhac.

. 2. reer alla magan ayaa ugu badan deegaankan qorof oo guryaha ugu badan ka degan gaar ahaan reer kheyr allamagan

Deegaanada wagardhaceed waxaa ka mid ah Dhabbad,Saaxo,Kaxandhaale,Dacdheer,Balihowd,Haanbayle,Abudwaq,Furinta foore,

( 1 ) Dhabbad iyo Abudwaq waxaa ugu badan beesha ree wardheere oo ah beelaha ugu taariiqda badan mareexan Waxaana ka dhashay Prof Gacaliye, Caaqil Cali Waalid,Abwaan cali dhagfiin, Abwan Xaaji ilkadahab, Abwaan Ciise isxaq,Nabadoon Xaaji Gurxan, Kooshin Cigaal, Wariye Yasin cise Wardhere , Prof Xasan Gacaliye, Dr bile salaad diini, Abwaan galad jacayl,Abwaan Mohamed Ciise,Muuse Yuusuf,Jaamac Duule,Ducaale sheekeeye, General Abdi ashkir, General Gureeye galaal, Abdi xasan dige iyo Rag kale oo Taariikh kulahaa Geeska afrika Allamagan wuxuu dhalay 3 Nin

1-Reer Kheyr Allamagan,

2-Reer Maxamud Allamagan,

3-Reer Samatar Allamagan